Shir si heer sare ah loo soo agaasimay oo JABSO Nairobi uga qabsoomay

Warar

Jaaliyada Afrika  Bariga ee Soomaalida Ogaadeenya (JABSO) ayaa Nairobi ku qabatay shir qiimo badan oo ay dad badani ka qab galeen, shirka oo aad y xiuso badnaa waxaa lagaga hadlay arromo badan oo muhiim ah.

FB_IMG_1515180011869

Dadka shirka ka qab galay waxaa kamid ahaa mas’uuliyiin sare oo ururka ONLF kamid ah waxaana lagu lafo guray qodobo waxtar leh oo halganka xaqa ah ee Ogaadeenya ka socda lagu dardar galin doono.

FB_IMG_1515180004103

Shirka waxaa lagaga dooday sidii loo tayaynlahaa hawlaha JABSO isla markaasna loo xoojin lahaa midnumada & wada jirka shacabka Soomaalida Ogaadeenya, shirka yaa ky soo gabaganoobay guul waxaana ka soo baxay go’aamo lagu hawl gali doono haduu rabbi idmo.

FB_IMG_1515179985131

Qorahay Media

 

1,128 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,461 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,948 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,568 total views, 0 views today

Share