Shirkii OYSU Germany laba maalmood u socday oo soo gabagaboobay

Warar

Waxaa laba maalmood kadib la soo gabagabeeyay shir u socday Ururka OYSU faraciisa Germany, shirka oo arrimo muhiim ah lagaga hadlay waxaa lagu qabtay magaaalada Frnkafort waxaana ka qayb galay maamulka Jaaliyada Ogaadeenya ee dalka Germany.

received_971210076368060received_971210079701393

Shirka waxaa lagu doortay maamul cusub oo OYSU Germany hagi doona, waxaa shurka lagu lafo guray qodobo muhiim ah waxaana lagu gaadhay go’aamo dhaxal gal ah oo lagu geedi galin doono haw laha OYSU & kuwa Jaaliayadaba lagu geedi galin doono haduu rabbi idmo.

Dhinaca kale Siminaar ayaa shirka lagu bixiyay kaas oo ku saabsanaa habka maamul wanaaga, waxaa Siminaarka la siiyay dhamaan xubnihii shirka ka soo qayb galay.

received_971210023034732 received_971210026368065

Isku soo wada duuboo go’aamada shirka ka soo baxaya ayaa la rajaynayaa in si dhaqso ah loo dhaqan galiyo, maamulka cusub ee shirkan lagu doortay ayaa laguwadaa inay dardar cusub layimaadaan.

received_971209999701401 received_971210023034732 received_971210006368067

Qorahay Media

1,476 total views, 0 views today

Share
Warar
Ciidamada Lugta Ah Ee Turki Oo Gudaha U Galay Deegaano Waqooyi Syria Ah Guulana Ka Sameynayo

Ciidamada Lugta Turkiga oo wata taangiyada dagaalka, ayaa Maanta gudaha u galay Waqooyiga Syria, si looga takhaluso dagaal-yahanada Kurdiyiinta Syria, iyadoona uu ujeedku yahay in laga saaro deegaanada ku teedsan xadka labada dal. Dowladda Turkiga, ayaa Sabtidii qaaday guluf ballaadhan oo ay qayb ka yihiin diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii Madaxweyne …

4,462 total views, 0 views today

Share
Warar
Yaa Masuul Ka Ah FashilkaIyo Fowdada Dowlada Farmaajo? Wax Ka Ogow

Dad badan ayaa la yaaban isbedallada iyo fowdada ka dhex jirta dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo Masuuliin Badan Xilka zlaga Qaaday Halka Ay Qaar Kale Iyagu Iska Casileen Xilalkoodi Xogta aan helnay ayaa caddeneysa cidda qaska ku haysa dowladda Farmaajo, waxayna dad badan aaminsan yihiin …

4,919 total views, 0 views today

Share
Warar
Alshabaab Oo Wadada U Galay Ciidamo Koonfur Galbeed Ka Tirsan Iyo Khasaare Ka Dhashay

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya degaano ka tirsan Gobolka Baay dagaal khasaare dhaliyay ayaa waxa uu dhex maray Ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab. Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa weerar jidgal ah u dhigay Ciidamo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur …

5,322 total views, 0 views today

Share