Tahniyad Aroos Abdullahi Yusuf & Saynab Mohamed oo ka dhacay UK

Tahniyadaha

Hambalyo Hambalyo Hambalyo aroos wacan waxaa hambalyo loo dirayaa Mudane Abdullahi Yusuf Hassan Sheikh Muxumed Adan Xagal & Saynab Mohamed Abdi Yasiin Diirane oo guurkoodu kadhacay dalka Ingiriisak kaas oo aan loo kala hadhin noqdayna aroos farxad weyn abuuray Waxaana leenahay guurkiinu ha noqdo kii lagu nasto ee lagu nagaado.

Waxaa Hambayo kal & laab ah diraya

Siciid Abdi Salaad Beerdilaacshe
Abdullahi Abdi Salaad Beerdilaacshe
Hibo Abdi Salaad Beerdilaacshe
Mohamed Ibrahim Mursal
Rooda Ibrahim Abdi

aroos aroos1

Sidoo kale Dhamaan Shaqaalaha, Wariyaasha Iyo Maamulka kala duwan ee Warbaahintan Qorahay Media meel ay joogaanba waxaana leenahay Guurkiina Guur khayr, Gurigiina Guri nagi guuloow ka yeel Inshaa Allaah.

 

1,386 total views, 0 views today

Share
Warar
Ciidamada Lugta Ah Ee Turki Oo Gudaha U Galay Deegaano Waqooyi Syria Ah Guulana Ka Sameynayo

Ciidamada Lugta Turkiga oo wata taangiyada dagaalka, ayaa Maanta gudaha u galay Waqooyiga Syria, si looga takhaluso dagaal-yahanada Kurdiyiinta Syria, iyadoona uu ujeedku yahay in laga saaro deegaanada ku teedsan xadka labada dal. Dowladda Turkiga, ayaa Sabtidii qaaday guluf ballaadhan oo ay qayb ka yihiin diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii Madaxweyne …

4,610 total views, 0 views today

Share
Warar
Yaa Masuul Ka Ah FashilkaIyo Fowdada Dowlada Farmaajo? Wax Ka Ogow

Dad badan ayaa la yaaban isbedallada iyo fowdada ka dhex jirta dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo Masuuliin Badan Xilka zlaga Qaaday Halka Ay Qaar Kale Iyagu Iska Casileen Xilalkoodi Xogta aan helnay ayaa caddeneysa cidda qaska ku haysa dowladda Farmaajo, waxayna dad badan aaminsan yihiin …

5,067 total views, 0 views today

Share
Warar
Alshabaab Oo Wadada U Galay Ciidamo Koonfur Galbeed Ka Tirsan Iyo Khasaare Ka Dhashay

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya degaano ka tirsan Gobolka Baay dagaal khasaare dhaliyay ayaa waxa uu dhex maray Ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab. Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa weerar jidgal ah u dhigay Ciidamo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur …

5,470 total views, 0 views today

Share