Tahniyad Dhalasho Farxad leh: Halgame Deeq Mahdi Iyo Marwaiisa Nimco Sheekh.

Tahniyadaha

Hambalyo dhasho Farxad leh” Anagoo ah dadkan hoos ku qoran waxaan Tahniyad Dhalasho oo farxad leh hawada u marin haynaa Mudane Deeq Mahdi Sh Ibraahim Iyo Marwadiisa Nimco Sh Maxamed Yuusuf oo ay shalay (16-August-2015)  Gabadh ugu dhalatay Magaalada Habaasweyne ee Deegaanka Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, Gabadhaas oo loo bixiyay Sihaam Deeq Mahdi Sh Ibrahim, waxaan leenahay Adeer/Eeddo soo barbaar oo noqo tii dalkeeda diinteeda Iyo dadkeedaba Anfacda Waalidkeedna Baari u noqota Inshaa Allaah.

hambalyo14

tahniyo

Dadka Tahniyadda/Hambalyada diraya waxaa kamid ah.

Ikhyaar Maxamuud Cabdi iyo Xaskiisa.

Muxumed Axmed Abdi.

Tamaan Maxamed Maxamuud iyo Xaskiisa.

Sheekh Xassan Raage iyo Xaaskiisa.

Cabdirashiid Sh Maxamed iyo Xaskiisa.

Cabdikhader Cabdi Raabi iyo Xaskiisa.

Ifraax Daahir Ismaaciil iyo Ciyaalkeeda.

Cumar Daahir Ismaaciil.

Deeq Abdi Mohamed

Habsa Farah Mohamed

Hooyo Gama Odey Aadan.

Hooyo Dahab Barkhadle Buraale.

Cabdullahi Abdiwali Sh Ibraahim.

Abdirisaaq Abdiwali Sh ibraahim.

Shugri Abdiwali Sh Ibraahim iyo Sayigeeda.

Nuuradiin Sh Maxamed Yuusuf.

Muxyadiin Sh Maxamed Yuusuf.

Saacid Sh Maxamed Yuusuf.

Iyo Mulki Naxamuud.

Hambalyo-Dhalasho (1)

hambalyo-dhalasho

Dadkaas Iyo qaar kale oo badanba waxay mar labaad, sadexaad iyo afraadba Tahniyad u dirayaan Qoyska Reer Deeq Mahdi ee ay Gabadha Sihaam kusoo biirtay, waxaana leenahay Illaahay Gabadha ha ka dhigo middii Diinteeda Islaamka kusoo barbaarta Inshaa Allaah.

 

6,712 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,520 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

3,007 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,627 total views, 0 views today

Share