Tahniyad Dhalasho: Mudane Hassan Hussein Iyo Marwadiisa Fatxiya Hussein.

Tahniyadaha

Hambalyo Hambalyo waxaan Hambalyo dhalasho oo qaali ah u diraynaa Mudane Hassan Hussein Bile Iyo Marwadiisa Fatxiya Hussein Ciise  oo 24-5-2015 Wiil ugu dhashay Magaalada Jabuuti ee Xarunta Dalka Djibouti kaas oo loo bixiyay Mohamed-Amiin Hassan Hussein waxaana leenahay Mohamed-Amin soo barbaar oo moqo kii dalkiisa, diintiisa iyo waliba dadkiisa anfaca waalidkiina baari u noqda inshaa allaah.

Hambalyo-Dhalasho (1)

Dadka Tahniyada Dhalasho diraya waxay kala yahiin.

Maxamed Xuseen Bile.

Cabdirashiid Sh Maxamed.

Cabdullaahi Maxamuud.

Deeq Cabdi Mohamed.

Macalim Hassan Guhaad.

Sh Hassan Sh Maxamed.

Cabdullahi Xuseen Maxamed

Daahir Deeq Sugule.

Barkhad Abdi Yixle.

Yuusuf Maxmuud.

Faadumo Cabdiqaadir.

Maryan Maxamed Cabdi.

Ruqiya Huseen Cabdi.

hambalyo-dhalasho

Iyo dad kale oo aad u badan kuwaas oo kala jooga Kenya, Somalia, Ogaadeenya Iyo Djibouti waxay mar labaad hambalyo leeyahiin wiilkaas yare e kusoo biiray Qoyska Reer Hassan Hussein, waxayna Illaahay uga rajayn hayaan inuu caafimaad iyo wanaag kusoo barbaariyo Inshaa Allaah.

Aamiin, Aamiin, Aamiin.

Qorahay Media

 

5,556 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,518 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

3,005 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,625 total views, 0 views today

Share