Tahniyad Dhalasho: Mudane Mohamed Xaaji Cali iyo Bahjo Xuseen Mohamed.

Hanbalyo hanbalyo waxan halkan uga hambalyaynaynaa Mudane Mohamed Xaaji Cali iyo Marwadisa Bahjo Xuseen Mohamed oo wiil ugu dhashay wadanka Koofur Afrika.

Wiilkaas oo loo bixiyay Mascuud  Maxamed waxaan leenahay soobarbaar Adeer oo noqo kii dalkiisa, diintiisa Iyo dadkiisaba Anfaca Waalidkiina Baari u noqda Inshaa Allaah.

Dadka Tahniyadda Dhalasho diraya waxaa kamid ah

Ahmednuur Qarax,

Mohamed Ali khaliif (Galayr)

Rashiid Ahmed deeq

Xiis Ahmed Dhogor ,

Abdifatax koosaar

Mohamed Cumar Dhogor,

Gudoomiye Abdicasis Miino

Farax Abdi Hussein iyo Dhaman Faracaa Durban eee Jahliyadaa Ogaadeenya.

Mar labaad iyo sadexaadba waxaan leenahay Hambalyo Adeer Mascuud Allaah Caafimaad qab ha kugu barbaariyo.

Qorahay Media

 

5,985 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

4,825 total views, 0 views today

Share
Warar
Duljoogso: Halgamaaga gobanimo doonka ah muxuu ku suntanyahay?

Qoramadeena Duljoogso ee todobaadkan waxaynu ku soo qaadanaynaa cinwaanka sare oo ah Halgamaaga gobanimo doonka ah muxuu ku suntanyahay? waxaanan u araganay inaynu wax ka taataabano, ugu horayn ereyga halgan marka aad maqasho waxaa judhaba maankaaga ku soo dhacaysa shaqo adag oo loo galayo hab mutadawacnimo ah isxilqaana lagu fuliyo …

7,460 total views, 0 views today

Share
Warar
Magaalada Harta-Sheekha oo biyo qarqiyeen halisna ku jirta

Wararka laga helayo gudaha Ogaadeenya gaara haan magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in ay roobabkii labada todobaad da’ayay dhibaatooyin gaysteen islamarkaasna ay biyo buuralayda ka soo dhaadahay magaalooyinka waxyeello u gaysteen, magaalada Harta-Sheeka ayaa kamid ah meelaha sida weyn looga dayrinayo ee ay daadadkaasi waxyeelleeyeen waxaana la sheeagyaa in ay guryo …

11,003 total views, 0 views today

Share