Taliska Ciidamada Uganda oo Sheegay Inay Ciidamadooda Somalia kala baxayaan

Warar

Afhayeenka Ciidanka Uganda General Richard Karemire ayaa Wakaalada wararka Shiinaha usheegay inay Ciidamadooda kala baxayaan Dalka Somaliya Afahayeenka ayaa sheegay in La bixitaanka Ciidankooda bilaabayan Bisha December ee Sanadkan,Taliska Meleteri ee loo yaqaan UPDF ee Ciidamada Uganda ayaa isna sheegay inay arrintan qeyb ka tahay Hawgal Ciidamada Amison lagaga saarayo dalka Somalia taaso Bilaabmaysa bisha soo socota, Taliska Ciidamada Uganda ayaa dhanka kalana sheegay in Ciidamada la baxayaa Dhan yahay 6000 Askari.

images-73

Warkan ayaa kusoo beegmaya xilli dhawaan Midowga Afrika sheegay inay Ciidamadooda Somalia kala bixi doonan.

Aqoonyahano badan oo Somaliyeed ayaa qaba in Xalka dalku ku jiro in Ciidamada shisheeye laga saaro dalka.

Isku soo duudubo Xaalka Siyaasada dunida xilligan marayo ayaan saameyn ku yeeshay Ciidamada shisheeye ee Somalia jooga kuwaas oo dhaqaalo xumana soo foodsartay.

Qorahay Media

1,587 total views, 0 views today

Share
Warar
Ciidamada Lugta Ah Ee Turki Oo Gudaha U Galay Deegaano Waqooyi Syria Ah Guulana Ka Sameynayo

Ciidamada Lugta Turkiga oo wata taangiyada dagaalka, ayaa Maanta gudaha u galay Waqooyiga Syria, si looga takhaluso dagaal-yahanada Kurdiyiinta Syria, iyadoona uu ujeedku yahay in laga saaro deegaanada ku teedsan xadka labada dal. Dowladda Turkiga, ayaa Sabtidii qaaday guluf ballaadhan oo ay qayb ka yihiin diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii Madaxweyne …

4,559 total views, 0 views today

Share
Warar
Yaa Masuul Ka Ah FashilkaIyo Fowdada Dowlada Farmaajo? Wax Ka Ogow

Dad badan ayaa la yaaban isbedallada iyo fowdada ka dhex jirta dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo Masuuliin Badan Xilka zlaga Qaaday Halka Ay Qaar Kale Iyagu Iska Casileen Xilalkoodi Xogta aan helnay ayaa caddeneysa cidda qaska ku haysa dowladda Farmaajo, waxayna dad badan aaminsan yihiin …

5,016 total views, 0 views today

Share
Warar
Alshabaab Oo Wadada U Galay Ciidamo Koonfur Galbeed Ka Tirsan Iyo Khasaare Ka Dhashay

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya degaano ka tirsan Gobolka Baay dagaal khasaare dhaliyay ayaa waxa uu dhex maray Ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab. Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa weerar jidgal ah u dhigay Ciidamo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur …

5,419 total views, 0 views today

Share