War Deg Deg ah: 2 Dhalinyaro ah oo ay Oromadu ku qawracaday meesha loo yaqaano Daroo-labuu & Meydaro

Warar

Wararka Qorahay Media ka soo gaadhaya deegaanka Balbalayti ayaa sheegaya 2 Wiil oo Somaliyeed ayaa lagu dilay meesha loo yaqaano Daroo-labuu & Meydaro gar ahaan Qabalaha Dhabaa waxaana la sheegayaa in gaadhi lagaladagay sida xoolohiina loo bireeyay.

Warkan oo ay nasoo gaadhsiyeed dad hehelka wiilsha ah oo aad u murugaysan ayaa naloogu sheegay magacyad

Lacag Axmed Shafic 10 jir waxaa lagu gawracay manta qabnalaha Meydaro

Taman Xusen Xasan mahadisii lamiida Daruu-labuu disuna 11jir

Waxaan ka badbaaday

Cabdi Deeq Ibrahin Maxamud & Xasan Cabdilahi Qawdhan waxaana la sheegayaa in ay carareen labadas wiil oo ay gadheen degmada Bokha oo u jirtey meshaa wilashaa laguu xasuqey 20km

ball

Xaaladda Somalida deegaanadaas ku sugan ayaa aad looga dayrinayaa waxaana dadkaas loo laynayaa Somalinimo mana jirto cid u gurmatay waxayna dadkaas ku sugan yihiin xaalada aad u fool xun, Warbaahinta Qorahay Media oo waraysatay qaar kamid ah dadka halkaas ku sugan ayaa aad uga dayriyay ayaga oo sheegay in ay ku jiraan go’doon laga xidhay biyo & baadba.

Qorahay Media

3,313 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,472 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,959 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,579 total views, 0 views today

Share