War Deg Deg ah ONLF & Itoobiya oo ku kala kacay wada hadalkii

Warar

Waxa wada hadal ugu furmay Ururka ONLF & Itoobiya dalkan Kenya oo ay gogasha dhigtay dawladda Kenya, wadahadalkaas oo socday mudo sadex maalmood ah 11-13 Feb 2018 kaas oo lagaga hadlayay arimo badan sida nabadgaliyadda, Aayo katalinta shacabka Ogaadeenya.

War hadda soo gaadhay Qorahay Media ayaa sheegaya shirkaas in lagu kala kacay namana soo gaadhin ujeedada dhabta ah ee loogu kala kacay isfahamna looga gaadhi waayay.

Ururka ONLF ayaan marnaba diidin in uu diyaar u yahay wadahadalka ayaga & Itoobiya ayaga oo saldhig uga dhiga wadahadlka aayo katalinta shacabka Ogaadeenya oo ah midka kumanaanka kun u nafwayeen markastana ONLF diyaar u tahay hadii la waayo in aynan ka tanaasulaynin. Dhanka kale Itoobiya markasta oo lagaga adkaado siyaasada waxay kenaan ogalaada Dastuurka Itoobiya kaas oo aan u oolin shacabka Ogaadeenya ayaguna aynan dooranin una codaynin dastuurkaas.

Maha markii ugu horeysay ee ay ONLF & Itoobiya kulmaan marar badan ayay kulmeen waxayna kala istagaan aragti kala duwan.

Qorahay Media

10,083 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,293 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,450 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,533 total views, 0 views today

Share