Warbaahinta Ruushka oo ka faalootay dagaal Masar & Ethiopia ka dhex qarxi kara

Tuesday, December 5, 2017       Views
Spread the love

Wakaalada RT ee Dowladda Ruushka ayaa saadal ka bixisay dagaalka la filaayo Masar iyo Ethiopia inuu dhex maro midka ku adkaan kara, RT oo isticmaashay jaantus muujinaya awooda ciidameedka labada dhinaca ayaa sheegtay in Masar si weyn ugu guulaysanayso dagaalka la filayaa hadii u dhaco.

received_324655037943233

RT ayaa xustay in Ciidamada Dowladda Masar toban jeer laaab ka badan yahiin kuwa Gumeysiga Ethiopia, xagga awooda ciidanka ee Masar ay sheegtay inay si weyn uga sarayso iyado xustay Diyaaradaha dagaalka ee gumeysiga inay yahiin 80 midh oon casri ahay halka Masar haysato 1132.

Dhanka kale RT waxay sheegtay agabyo ciidan oon Ethiopia waxba ka haysan inay Masar haysto sida Ganaatalada ridada dhex,

Isku soo wada duuboo faalada RT ayaa lagu xusay in dhamaan dariiqyadii dublamasiyadeed fashil kusoo dhamaaden lana filan karo dagaal furan oon dheereyn

Qorahay Media

2,508 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]