Warshado gumaysiga Itoobiya xaraashay

Warar

Taliska TPLF oo maanta gabi ahaanba la xaraashayo warshadaha Itoobiya waxaa kamid ah warshadaha la xaraashayo warshadii Sonkorta ee ku taal gobolka oromia.

 

Arimahan waxaa la la xiriirinayaa rajo la’aanta soo wajahday xukuumada Tigreega oo aay rajadii aay ka lahaayeen in aay xukunka sii heeystaan aay soo dhamaanayso.

Dhi

naca kale madaxda Tigrerga ayaa mudooyinkan danbe hantidii wadanka dibada ula baxay sida caadada ah dowladaha afrikaanka ah ayaa marka uu burburkoodu soo dhawaada ayaa lagu arkaa madaxdii dowlada oo bankiyo dibada ah lacaghii wadanka ku qarsada si aay fara qabsi uga sii dhigtaan calaamadaha maanta Itoobiya ayaa u kamuqdaa.

Qorahay Media

 

 

 

 

 

 

23,542 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,296 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,453 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,536 total views, 0 views today

Share