Weerar Cirka Ah Oo Sadex Geesood Ah Ayaa Syria Lagu Qaaday Waxaana La Baabi.iyey Xarumihii Ciidamada Cirka Ee Dalkaas

Waxaa Sidii Aanu Hore U Saadaalinayba Weerar Lagu Qaaday Xarumha Nidaamka Bashaar Alassad Ee Gudaha Syria Waxaana Loo Geystay Khasaare Laxaad Leh

Weeraka Waxaa Wada Fuliyey Wadamada USA UK Iyo France

Weerarka Ayaa Lagaga Jawaabayey Kadib Markuu Magaalada Duma Ee Dagaanka Qutta Uu Ku XasuuqY Shacab Aan Waxba Galabsanin Bashaar Alassad  Isla Markaasna Uu U Adeegsaday Hubka Kimikada Ah Sidoo Kalana Waxey Ree Galbeedju Iska Indha Tireen Digniinihi Ruushka Iyo  Baaqii Buttin Ee Ahaa Inaan Wax Tallaabo Ah Cidina Qaadin

Xarumaha La Beegsaday Ayaa U Badan Xarumihii Cilmi Baadhista Xarumihii Hubka Keydka U Ahaa Iyo Saldhigyo Waa Weyn Oo Ku Yaalla Magaalada Dimishiq Ee Caasimada Ah Iyo Xamaa

Waa Weerarkii Ugu Weynaa Ee Dalkaas Ka Dhaca Isla Markaasna Lala Beegsado Maamulka Bashaar Waxaana La Hadal Hayaa Nooca Ay Noqon Doonto Jawaabta Ruushka Ee Ku Aaddan Weerarkan Xalay Dhacay

Wadani Ali Qorahay Media

13,382 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,434 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,921 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,541 total views, 0 views today

Share