Xaaladahii Ugu Dambeeyay ee Ethiopia Iyo Ardaydii Jaamacadaha oo kala Cararaya.

Warar

Warrarka Naga Soo gaadhaya Adiss Ababa ayaa sheegaya In Ardaydii  Jaamacadahu ay dib ugu  noqonayaan Deegaanadii ay ka soo Jeedeen kadib  markii Ardayda Jaamacadahu ay isku laayeen deegaan ahaan.

Arday

Guud ahaan Gumeysiga Itoobiya ayaa waxaa soo kala dhex galay Colaad Xooggan oo ku  salaysan Qowmiyad ahaan.

Colaada Ayaa sababtay in Magaalooyin  farabadan lagu kala Cararay gaar ahaan   Qowmiyada Tigreega oo aan cag soodhigi  karin wixii ka  baxsan dhulka    Tigreega, waxaana Gilgilanaya Magaalooyinka Waawayn ee Ethiopia oo ay ka Socdaal Kacdoono Xooggan oo la Doonayo In Jabhadda TPLF Xukunka lagaga Tuuro.

Qorahay Media

502 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,497 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,984 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,604 total views, 0 views today

Share