Xaaladda Itoobiya oo ka siidaraysa Warshado la xidhay & Guryo la gubay

Wararka Qorahay Media ay ka helayso magaaladda Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in dabka la qabadsiiyay guro ay lahaayeen qowmiyadda Tigreega kuwaas oo ku yaalay dhulka Amxaarada. Wuxuu warku intaas ku darayaa dad cadhaysan ayaa dab qabadsiiyay xaalad ay deganayeen dad Tigreega.

Dhanka kale waxaan albaabada loo laabay Warshidii macdanta iyo birta ee kutaalay Gobolka Oromiada, waxaana la sheegaya sababta loo xidhay in ay tahay shaqaalihii oo ka tagay & cabsi soo wajahday Waxaa circa isku sii shareeray Colaada & gumeeysi diidka gaar ahaan gobolada Ahmaara & Oromia ayaa adkaaday guud ahaanba isku socodka & dhaq dhaqaaqa xukuumadda, waxaana wali xidhan wadooyinka halbowlha u ahaa Itoobiya sida Jigjiga & Addis Ababa mana jiro wax gaadiid ah oo u kala socon kara dhulkaas gaar ah qof loo aanaynayo in uu Tigree yahay ama dawladda ka tirsan yahay.

Maxaabiistii lasii daayey oo aay Tigreegu is lahaayeen culeeyska isaga dajiya wax culaaysa oo ka dagay majirto waxaana sii badanaya Abaabul & in kor loo qaado kacdoonka Gumaysiga laysaga dulqaadyo. Maxaabiistan ay sii dayeen ayaan ku jirin shacabka Ogaadeenya taasina waxay ku tusinaysaa shacabka Ogaadeeny in uusan khusaynin xaaladda Itoobiya hadii maxaabiis la siidayn & hadii kaleba.

Qorahay Media

11,818 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,282 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,439 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,522 total views, 0 views today

Share