Xog Maxaa ka Jira In Alshabaab Weerar Culus La Maagan Tahay Xarunta Xalane?

Warar

Xog la helay ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay qorsheynayaan iney weerar Qaraxyo ah kuq aadaan xarunta ugu sareysa Taliska AMISOM ee Xalane.

Warkan ayaa leysla dhexmarayaa xarunta Xalane,sida ay nala wadaageen Saraakiil ciidan Oo Soomaali ah oo ka shaqeeya xaruntaasi.

Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ee ku shaqada leh amaanka xarunta Xalane ayaa heegan la geliyay iyadoo baraha kontarol ee laga galo si weyn amaankooda loo adkeeyay.

Kooxda Al-Shabaab ayaa horay weeraro uga fuliyay xaruntaasi,kuwaasi oo ay ku beegsanayeen fariisimaha Ciidamada AMISOM ee ku yaalo xarunta Xalane iyo agagaarkeeda.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Ururka Al-Shabaab ay sii laba jibaareen weerarada ay ka fuliyaan Muqdisho ee isugu jira dilalka iyo Qaraxyada

Wadani Ali Qorahay media

25,666 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,306 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,463 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,546 total views, 0 views today

Share