Xog Xaaladda Itoobiya oo kasiidar moyaane aan ka soo rayn lahayn

Warar

Wararka Qorahay Media ka helayso gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in ay Itoobiya xaqiiqada dhabta ah oo aynan marnaba dhaafi karin.

Guud ahaan shacabka aynan matalin xukuumada Tigreega ayaa diidmo cad  kala  hor yimid   sida     qowmiyadaha Oromia, Ahmaara iyo shacabka Soomaalida Ogaadenia ayaa jawaab isku mid ah     siiyey Taliska  Tigreega oo aanay  cidina  dooran oo mudo 27 sano ah afduub  iyo  qori  caaradiis ku  heeystay   shucuub uunan  metilin masiirkooda  siyaasadeed.

Sida aan xogta ku helay maanta Taliska tigreega waxa  uu  ku soo   baraarugay in uu  marti  ku ahaa    dhulkii uu  mudo  27 sano ah   soo   xukumayey waxaa ka hortimid maahmaahdii soomaaliyeed   ee   ah heeyd “Dhul nin kiisii baa iska leh”  maanta   lajoogo hal gaadhi   shacab iyo  ciidankuu doono   ha   ahaadee majiro hal gaadhi  oo  kasoo   bixi karo  Addis Ababa ama gali karo gabi ahaan, waxaa    xidhmay wadooyinka Jigjiga ilaa Addis  Ababa Diridhawa ilaa addis ababa.

Guud ahaan Itoobiya hal gaadhi oo dhaqaaqayo maanta majiro arinta Itoobiya maanta waxa  aay   taagan tahay maahmahdii soomaliyed ee ( lihi libaax  ka adag ) qorshihii gumeeysiga Tigreega   dhinac walba   oo  laga  eego   waxa  uu  ku soo  dhamaaday  guldaro  iyo  bur bur.

Qorahay Media

9,851 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,307 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,464 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,547 total views, 0 views today

Share